Soo dhigo Baaskiil Guriga Markuu Wakhtigu Kugu Yaryahay

HEALTHY AND ACTIVE COLUMBUS, OHIO

The Somali American Community

Ha kafakarin oo kaliya inaad jimicsi "Exerice" samayso ama ciyaar iyo socod bilowdo, ka fakarida keligeed waxba ma tarayso. Muhiimadu waa inaad dhiirataa, goo'aan gaartaa oo ficilkana ku dartaa

Waxaa Soomaalida ka dhigay dad dhuudhuuban oo baruurtu ku yartahay in yihiin dad socda oo firfircoon, marka lagu daro qaybo kale, sida cimilada ay ku dhaqnaayeen, raashinkii cusbaa ee aan marna la warshadeen (processed food) oo ay karsan jireen iyo wixii la mid ah. Balse markii wadankan America ay ka dhigteen hoygooda cusub waxaa la soo darsay in socodkii iyo firfircoonidii ay badasho guri ama gaadhi fadhigiis. taas oo ay raacdo cunada caafimaadku ku jiro oo ayan helin, talooyinka haboon ee caafimaadka iyo midka quudka-wacan (nutrition balance) oo ayan helin ama raadsan. Sidaa darteed, waxay garowsanayaan inay cunto xumida iyo firfircooni la'aantuna tahay saldhiga xanuuno badan, culays iyo baruur jirkooda ku soo siyaada, difaacooda jirka oo yaraada iyo weliba soo kabasha caafimaad oo mudo dheer ka qaadata.


The Somali-American Community Must Utilize Preventive Medicine Such as Health Screening And Exercising to Prevent and Avoid Variety of Diseases.


CREDIT TO DR. MIKE EVANS - WUXUU KA JAWAABAYAA "WAA MAXAY SHAYGA KALIYA EEN AAN CAAFIMAADKEEN WAX UGU TARI KARNO"

Dr. Mike Evans waa Associate Professor of Family Medicine and Public Health ee Jaamacadda Toronto

DISPARITIES & BREAKING THE SILENCE

Mary is a well-known lifestyle blogger and architecture photgrapher, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi

Cuntada Kor u Qaadi Karaysa Tayada Caafimaadkaaga Cun

Sadex Nafaqo ayaa cuntada loo qaybiyaa - Karbohydrayte, Barotiin iyo Dufan. Sadexuba muhiim bay u yihiin caafimaadkaaga. Balse ogow in dadku ay ku kala duwanyihiin qiyaasta ay sadexdaas ka qaadanayaan si caafimaadkoodu uu si dheelitiran ugu kobco

Cuntada Karbo Wadata

Qiyaas hoose markuu noqo Karbo ga cuntada aad cunayso waxaa yaraanaya macaanka dhiigaaga la socda!

Barootiinka

Xitaa hadii aadan xanuunka sokorta adan qabin inaad barato yaraynta macaanka dhiiga la socda waa muhiim.

Fitamiinada iyo Enerjiga

Bring vibrance to your site by setting color & transparency with our color overlays options. Simple, fast & stylish only with our builder!