Mental Health
Caafimiaadka Maskaxda & Maanka.
Let's Build Awareness of Mental Health Disparities In The Somali-American Community In Columbus City Limits
Mental illness does not discriminate, it affects people of all races and socioeconomic backgrounds. While mental illness is widespread, there is a huge disparity in the treatment and quality of care underrepresented populations receive versus Caucasians.
The Ohio Psychological Association
MENTAL HEALTH DISORDER IS CURABLE
Nolosha ayay ka mid tahay in qofku maalmo dhowr ah uu walwalo, ama culays yar oo dhimirka ah uu dareemo. Waa caadi in caruurta iyo dhalinyartu ay mudo yar dabci xumaadaan. Balse hadii ay si joogta ah xaaladu u jirto, oo nolosha qofka ay carqaladayso waxaa haboon inaad dhakhtarkaaga la wadaagto
POINT
Bogga Ohio Department of Mental Health Waxaad Ka Helaysaa Adeegyo Talo Iyo Caawimaad Aad Kula Tacaasho Xunuunada Maskaxda iyo Dhibaatada Maandooriyaha. La Socdo Sidaas.
HELPING FIND THE HEALTH SERVICES YOU NEED
Struggling With Substance Use Disorder - Let's Find You The Help You Need To Put This Chapter Behind You.
Hadii Qof Qoyska Kamid Ahi Xanuunsan Yahay ood u Baahato Talo ama Halkaad Ka Heli Lahayd Caawimaad.
Qof Yar iyo Qof Waynba - Hadii Ay Jirto Culays Xagga Maskaxda ah, Aynu Raadino Talo iyo Daawo
POINT
Siyaabo badan ayaa caruurtu u muujisaa xanuunada maskaxda. Inta badan koriimada caruuta waxaa la socda dhibaatooyin yaryar oon u baahnayn dawayn caafimaad oo dhimirka ah waayo ma soo socdaan oo muddo yar bay jiraan. Waxaad ogaataa hadii dhibataada caruurto isbada joog noqoto, aadna u xoogan tahay ama ay wakhti dheer qataan, waxay caruurtu u baahan tahay in qof takhasus ku leh arinta ay arkaan, si ay u helaan fursad ay uga baxaan xanuunka haya.