Smoking


Crossing Smoking OFF!

Don't Start Smoking - Advice YOU Would Give

Cigarettes, cigars, pipes, and spit and other types of smokeless tobacco all cause cancer. There is no safe way to use tobacco

American Cancer Society

You Can Defeat Smoking - Seek Support If Needed

Smoking leads to disease and disability and harms nearly every organ system of the body. It is the leading cause of preventable death.

CDC - Centers for Disease Control

Bulshada Soomaalida ee Ku Dhaqan Columbus Iyo Nawaaxigeed Waxay Heli Karaan Talooyinka Iyo Adeega Khubadara Ku Takhasustay Sida la Isaga Gooyo Sigaarka, Mukhadiraadka iyo Khamriga


We're Not Made to Be Smokers Nor Equipped


Ma Ogtahay

Halista muuqata iyo midda qarsoon ee sigaarka

Waxaa u dhinta cudurro la xiriira cabidda sigaarka dad ugu yaraan gaadhaya 840,000 oo qof sanad walba.

Way Issu Daranyihiin Sigaarka iyo Sonkorowgu

Marka qof sonkorowga (Diabetes) qabo uu sigaar cabo waxuu u nuglaadaa xanuuno kale oo halis ah sida wadna xanuunka, kalyaha oo dhinta iyo arragtida oo daciifta. Waa qofku fiiro dambe ku celiyo sidii uu isaga joojin lahaa sigaarka iyo waxyaalaha la id ka ah oo lacabo. Waxaa helaysaa dad khibrad u leh sida loo joojiyo cabitaanka sigaarka.

Smoking complicates life!

Smoking not only causes cancer. It can damage nearly every organ in the body, including the lungs, heart, blood vessels, reproductive organs, mouth, skin, eyes, and bones.

EACH YEAR MORE THAN

0

People In The United States Die From Illnesses Related to Tobacco Use.

American Cancer Society

DISPARITIES & BREAKING THE SILENCE

Mary is a well-known lifestyle blogger and architecture photgrapher, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi

POINT


REALIZATION ZONE

Joojinta Sigaarka Iyo Maandooriyihu Ma Sahlana, Hadii Ay Kugu Adkaato Ceeb Maha Inaad Dadka Takhasuska Kuleh Aad Caawimaad Waydiisatid, Markaad Joojiso Waxaad Hagaag u Kordhayaa Mustqabalka, Caafimaadka Iyo Araga Naftaada.

Walwalka & Walaacu, Balwada Isticmaalkeeda ayay Xoojiyaan

Dad badan ayaa sheega in marka (stress) ay dareemaan - waa walwal iyo walaac ka yimaado culays ama masuuliyado badan oo nolosha qofka la xiriira - waxa ay isaga dajiyaan ama isku ilowsiiyaan inay shitaan xabad sigaar ah ama ay cabaan nooca maandooriyaha ay jecelyihiin.

Waxaa muhiim ah, in marka la dajinayo qoshaha qofku uu ku joojiyo balwadan qaska ku haysa noloshooda, in ay sii diyarsadaan qaabkii ay u maarayn lahaayeen (stress) ka, ama walaaca iyo warwarku marka ay la soo darsaan. Waa in ay sii meel dhigaan wax kale oo ay isku mashquuliyaan iyaga ku haya maanka in ayan marna isticmaalin wax balwad ah.

Ha sii Sugin, La Tasho Naftaada Alle na Talosaaro, Go'aana Gaar

Si fudud oo sahlan ayay ku bilaabataa balwada lacabo ama sigaar aha ahaato ama maandooriye ha noqdo. Balse culays iyo khalkhal ayay ku soo dordhiyaan nolosha qofka. Qof kasta oo arintaa tijaabiyay dib ayuu ka gartay in taladu markaas ka khaldantay. Hadaba waa in la ogaado in si dhiiranaani ku jirto loo wajihi karo dhibaatada sigaarka iyo maandooriyaha lana raadin karo qaabka ku haboon in loo maro joojinta balwada nooca ay doontaba ha noqotee. 

 

Talaabada ugu horaysaa waxay noqonaysaa in qofku marka hore uu la yimaado rabitaan isaga ka yimid iyo go'aan naftiisa uu la qaatay oo uu kaga takhalusayo balwadaas.