Karwahay Halka uu Marayo Covid-19

FOLLOW THE UPDATES OF COVID - 19 IN OHIO

Maalin Kasta Jadwalka Hoose Eeg

Xulfa

Somali-American Community

GACMAHA DHAQ

AFKA XIRO

KALA FOGAADA 

Qaado Talooyinka Ohio Department of Health

Xagga hoose waxaad ka helaysaa Sabuuradda Macluumaadka dadka Xanuunka Covid-19 qaba ama u taga dhakhtarka ee dagan State of Ohio.

U Fiirso waxa is badala 24 ama 48 Saacadood ugu Dambeeyay, Sida Isa soo Diwaangaliyay, Kuwa Isbtaalada Loodhigay, Kuwa Laga Waayay iyo Waxa Lamidka Ah.

Ka Digtoonow Faraca Delta ee Cudurka COVID-19

Warbixinta Ohio Department Of Health ee Xaaladaha Cusub ee Covid-19

Below Is The Covid-19 Dashboard Website of Ohio Department of Health. An Official Ohio State Government Website