Covid-19 Updates


Iska Ilaali Faraca Cusub ee Delta ee Covid-19 ka


Hadii Aad U Malaysid In Covid-19 Ku Hayo!

Khadka Telefoonka Covid-19 ee Ohio waa 1-833-427-5634. Waxaadna heli kartaa caawimaad xiliyada u dhexeeya 9:00 subaxnimo ilaa iyo 8:00 fiidnimo, maalmaha wiiga oo dhan

January 05

August 06

Covid-19: Faraca Delta -

Faraca cusub ee loo yaqaan Delta ayaa hadda ah ka ugu baahsan ee COVID-19 ka Ohio. Bishii Maajo, wax ka yar 1% ee kiisaska shaybaarka ayaa loo aqoonsaday inay yihiin faracab cusub ee Delta. Xogtii ugu dambaysay marka laga soo bilaabo 4 -tii Luuliyo ilaa Luuliyo 17 -keedii, waxay muujineysaa in 86.4% kiisaska shaybaarku ay ahaayeen Faraca Delta.

Find the News Releases | Governor.ohio.gov

Waxaad Barta Internetka Ohio Department of Health ka Akhrisan Kartaa Qoraalka Lagu Qaadday Wareegtooyinkii Amarrada Caafimaad ee Covid-19 ka ee Saarnaa State ka Ohio

Aug,17


COVID-19 UPDATES


Columbus, Ohio - Governor ka Ohio Mike DeWine ayaa soo gudbiyay halka ay marayso sida ay Ohio ula tacaalayso xanuun faafaha Covid-19.

Taalaalka oo Kordahaya, Faraca Delta, Dhiirigalinta Dadaalka Deegaanka- Update

"Faafida faraca Delta (ee Covid-19) ayaa si daran kor ugu socota ilaa iyo markii ugu dambayso een hadlo, waxynu joognaa xad aad u sareeyo marka laga soo bilaabo ilaa bishii Feberaayo" ayuu hiri Governor DeWine

Maanta 3,235 kiis oo COVID-19 ah ayaa la soo sheegay. Si arintaa loo micneeyo, waxaa jiray saddex maalmood ee toddobaadkii ugu dambeeyay oo in ka badan 3,000 oo kiis oo cusub la soo sheegay. Toddobaadkii la soo dhaafay ka horna ma jirin maalin keliya in ka badan 3,000 oo kiis oo cusub oo la soo sheegay tan iyo Febraayo.

News Releases | Coronavirus.ohio.gov


HELP SAFE LIVES



In kasta oo ay tallaalada gobolka oo dhan ay sii socdaan, carruurta da'doodu u dhaxayso 12 ilaa 17 sano, 35% oo ka mid ah kaliya ayaa hadda la tallaaley


Faraca Delta - Update

“Sida ugu wanaagsan ee ay hubaal ku noqon karo in ilmahaagu iskuulka ku sii jiro oo aan fasalladiisu uga kala go'in waa in ilmahaas la tallaalo. Haddii ilmahaas aan la tallaali karaynin, markaa habka ugu wanaagsan ee hubaasha uu ku noqonayo in sannad -dugsiyeed wanaagsan uu qaato waa in ilmahaasi xidho maaskaro (af dabool) fasalka dhexdiisa" ayuu yiri Governor DeWine


Kala soco wixii macluumad ah barta coronavirus.ohio.gov

 2021

COVID-19 UPDATES

Waxaan Kula Socodsiinaynaa .

Halkaan waxaan kuu soo dhigaynaa wargalinta, wareegtooyinka iyo dalabaadka cusub ee aanu ka helno maamulada kala duwan ee State ka Ohio inta aanu ka gaadhno

Nagala Soco Baraha Bulashada

Waxaan Soo Gudbin Doanaa Cinwaanada Aanu Leenahay

Wargalin Cusub - May 12,2021

Waxaad Daawan Kartaa Muqaalkan Dhamayska ah ee Governor Mike DeWine uu ku Sharxayo Halkay Xaalada COVID-19 Ohio Marayso iyo Waxa loo Baahanyahay in Laga Samaeeyo.