Mental Health


Caafimiaadka Maskaxda & Maanka.

Let's Build Awareness of Mental Health Disparities In The Somali-American Community In Columbus City Limits


Stigma and Misunderstanding of Mental Health and Substance Use Disorder is Widespread In All Communities and Just Like Other Minority Communities, Somali-Americans Face Persistent Difficulties In Finding and Getting The Treatment, Care and Recovery Support They Need.

COLUMBUS, OHIO

DISPARITIES & BREAKING THE SILENCE

Mental illness does not discriminate, it affects people of all races and socioeconomic backgrounds. While mental illness is widespread, there is a huge disparity in the treatment and quality of care underrepresented populations receive versus Caucasians.

The Ohio Psychological Association

MENTAL HEALTH DISORDER IS CURABLE

Xanuunada Maanka Waa La Dawayn Karaa

Nolosha ayay ka mid tahay in qofku maalmo dhowr ah uu walwalo, ama culays yar oo dhimirka ah uu dareemo. Waa caadi in caruurta iyo dhalinyartu ay mudo yar dabci xumaadaan. Balse hadii ay si joogta ah xaaladu u jirto, oo nolosha qofka ay carqaladayso waxaa haboon inaad dhakhtarkaaga la wadaagto

Dadka Waawayn

Walwal/walbahaar aan sal lahayn
Murugo iyo niyad jab sabab la'aan ah
Cabsi/baqdin meel loo saaro ayan jirin
Isku dhexyaaca maskaxda iyo maanka ah

Dhalinyarta iyo Ilmaha

Salfududaan iyo feejignaan xumo xad-dhaaf ah.
Darjada iskuul oo liidata iyo dagaal joogta ah
Hamiga/Himilida oo hoosaysa iyo iskuul nacayb
Cabsi/welwel iyo culays ka fariisiya nolosha

POINT


RESOURCES

Bogga Ohio Department of Mental Health Waxaad Ka Helaysaa Adeegyo Talo Iyo Caawimaad Aad Kula Tacaasho Xunuunada Maskaxda iyo Dhibaatada Maandooriyaha. La Socdo Sidaas.

HELPING FIND THE HEALTH SERVICES YOU NEED

Aan Kula Raadino Adeegyada Caafimaad ee Jira

Substance Use Disorder

Struggling With Substance Use Disorder - Let's Find You The Help You Need To Put This Chapter Behind You.

Caafimaadka Qoyska

Hadii Qof Qoyska Kamid Ahi Xanuunsan Yahay ood u Baahato Talo ama Halkaad Ka Heli Lahayd Caawimaad.

Xanuunka Maanka

Qof Yar iyo Qof Waynba - Hadii Ay Jirto Culays Xagga Maskaxda ah, Aynu Raadino Talo iyo Daawo

POINT


WE WILL WORK WITH YOU

Siyaabo badan ayaa caruurtu u muujisaa xanuunada maskaxda. Inta badan koriimada caruuta waxaa la socda dhibaatooyin yaryar oon u baahnayn dawayn caafimaad oo dhimirka ah waayo ma soo socdaan oo muddo yar bay jiraan. Waxaad ogaataa hadii dhibataada caruurto isbada joog noqoto, aadna u xoogan tahay ama ay wakhti dheer qataan, waxay caruurtu u baahan tahay in qof takhasus ku leh arinta ay arkaan, si ay u helaan fursad ay uga baxaan xanuunka haya.